Saturday, April 24, 2010

Dowlad Iyo Dad Xun Daa’in Inooguma Deeqin APRIL POEM 1

Waxaan Nahay Qaran Dumay Oo Qasaare, Qaaligi Kursiga Naloo Saaray Hadu Ina Qiyaamay Yaan Qabsana? Qiil Been Ah Hadaan Qabiil Dusha U Saarnay Waa Kuma Al-Shabaab Iyo Inta La Qarabata? Qiyaas Oo Qeex Sheekada, Miyaan Ku Qasarin Qurba Joognimo? I Qabta Hadaan Qaldanahay Qabiil Magaciisa Kuma Adeegto Qaranimo Aan Ku Ganacsanahay, Miyaan Qunsur Qorta Inoo Galin Oo Nalama Kala Qeybsan?

Ahmed Abdi
Copyright ©2010

No comments:

Post a Comment