Saturday, April 24, 2010

Fathia April poem 9

Farxada Adeey Ka Soo Faracantay Fatxiya, Fiiro Hadaan U Yeesho Ama Aan Fahfahin Ka Bixiyo Ficnantada Waa Hubaal Ineey Hablo Badan Oo Facaaga I Nacayaane

Faraha Ilaahay Igama Gooyo Hadaan Si Fican Kaga Faalon Waayo, Firiyay Oo Isku Dayay Faaniskaga, Waxaad Tahay Ruux Ficil Eebe Ka Fogeyaye

Farxad Iyo Fariidnimo Waxaan Ka Aheen Kama Sheegi Kare, Ficna Sidaad Dadka U Fahantid Iyo Sida Aad U Fasirtid Waxa Qalbigooda Ku Jira!

Fatxiya Magacaga Laga Fahmi Kara Inaad Qof Fican Tahee, Fadlan Iga Gudoon Furaha Farxada Hana Fiirin Inuu Xunyahay Waan Hubaa Inuu Ficanyahay!

Fahmay Waxeey Dadku Ku Fogeeyaan Waadan Ficil Aqoon, Iyaguna Ku Firin Karin Adoo Faraxsan, Masee U Sheegtay Inaad Tahay Furaha Farxada?

Fari Kama Qodna Faladaade I Firi Aan Mid Mid U Kala Furo Quruxdaada, Sunayahaga Siman Sida Dhuxusha , Wajigaga Saafiga Ee Fimanka Laga Dhooray

Feerahaga Toosan Ku Fadhiya Buraha Kuleelka Soo Jiida, Xuduntaada Ku Fadhisa Caloosha Iyo Simahaga Soo Buran Sida Buurta

Firiyay Waxa Ku Xiga Oo Diiday Inaan Fahfahiyo Anoo Ficnantada Ka Fikiraya, Kuma Fahmayaan Ee Haka Fikirin

Faanis Ka Dhan Cajarada Xaada Leh Ee Qariyay Jilbahaga, Lugahaga Toosan Ee Taakeyay Qobkaga Iyo Gacmahaga Dheer Ee Ilaahay Dhameyay

Fatxiya Waxaad Tahay Saxiib Aan Wali Isoo Marine Do Me Apart Till Death! For Ages I May Fail To Find A Friend Like You, My Heart Says Don't Worry Of Loosing Her

Follow Me Like I Do And Send Her Sweet Greetings And Say, I May Caused You Pain And Anguish But You're My True Friend And I Care About You Fathia.


Ahmed Abdi
Copyright ©2010

No comments:

Post a Comment