Saturday, April 24, 2010

Jeceel Waa Jahnamo April 5

Jeceel Waa Jahnamo Iyo Jidko Laga Habaabe Hadaad Jahadiisa Dareemin Lafahu Ku Jabshaye Lagama Jeesto Jaarba Lala Noqda, Leyskuma Jilciyo Waa Lala Jihaada Intuun Jiro Kugu Abuurin, Lama Qarsade Waa La Soo Bandhigta, Ku Garan Waaye Jaceelow Maxaa Jaar Igala Kaa Dhigay? Sidaad Ila Soo Jaartay Ladi Waayey Hurdado Cunto Leyguma Sheego, Jaha Badalmay Oo Adaan Ku Jaarsaday Adne Jahnamo Waxba Ima Dhantide, Ku Jibaaxay Sheekado Ima Garab Sisidee Gorme Inaantaan Jeclaay Jaar Igala Dhigeysaa? Isuma Jeedo Moyee Jeceel Wuu I Jajabshaye Hadaad Jaarkeyga Tahay Jamaad Jaar Igala Dhig Waanan Mid Kale U Jeedine

Ahmed Abdi
Copyright ©2010

No comments:

Post a Comment