Saturday, April 24, 2010

Qaran Burburay APRIL 2

Qaran Burburay Oo Qasaaray Qushuuc Iskuma Haaye, Qabyalad Ayeey Qutaano Qoonka Tabarta Yar Uma Naxaan, Qarax Kama Naxaan Oo Weey Qutaan, Qadarin Iskaba Daayo Qunsur Beey Isgaliyaan, Qasaraha Eey Geystaan Ayeey Qeyr U Arkaane, Qaradooda Iyo Qaranimadooda Weey Ka Ordeene, Qaadirow Rabiyow U Qashuuc Qomkaan Ada Quwadaas Leh, Qeyr U Naadi Oo Qalbigooda Qabooji, Qur’aanka Kariimka Iyo Sunada Nabiga (SAW) Ugu Yabooh, Quluubtodane Isku Fur Weynan Kala Marmine, Qaran Aan Qabiil Ku Dhisneyn Ugu Deeq, Qalbigooda Neh Ka Qaad Ereyga Qabiil Weey Ku Qasareene, Quluubtodane Isku Iftiimi Weey Isaqoonsadeen Sidii Haabil Iyo Qaabil

Ahmed Abdi
Copyright ©2010

No comments:

Post a Comment