Friday, June 3, 2011

Qof

Qofba qof ayeey farxadiisa ku xirantahay adiga qalbiga furto furaha latagay,
Qalbiga qof kale doonimayo adu dacad ku yahay,
Qalad kuwi i fahmay maanta weey qadan la'ayihiin runta sikasta eey u qoslan meelba qac ah,
Qosol haduun qalbiga jirin maxaa qalbiga qadar u ah?
Quruux waxa lagu sheega qof qalbi dahab leh,
Qiyaano iyo qosol aan qalbiga jirin waxeey la mid tahay qarankeena dumay,
Qalbiga adiga ayuu ku taba qaali.

Ahmed Abdi
Copyright ©2011

No comments:

Post a Comment