Harkii galaa waa holac iyo halaag hor leh, hebel ba heba eryanaya iyo dagaal aan lagu kala harin
Hormood waxa u ah odayaal aan harsan iyo dhalinyaro aan hoyan, haba ku sheegin beer naxa
Hagaajis mayaqanaan oo haleys ayeey jamacad uga soo baxeen, indhahooda hadaad egtid waxa ka muqda holac
Haraadka dadka haya iyaga ka masuul ah, holac aneey ina badeen
waa hubaale, hadhow maxaa dhici? holac just holac iyo halaagt
Ahmed Abdi
Copyright ©2011
No comments:
Post a Comment