Saturday, April 24, 2010

Agoonta La Handado April 6

Afkeeyga Lagama Araarto Ilaahba Iga Ilaalshay Abaalna Waan Ugu Hayaaye, Alaa Maxaa Afaaro Been Ah Leyga Aminsanyahay? Insi Iyo Ibliis , Ibna’aadan Iyo Dugaag Intuu Ebaheey Abuuray Wuxuu Hadiyad U Siiyay Asluub Oo Eey Kula Dhaqmaan Adanaha Agtooda Ku Noole, Aqli Ma Ahan Ayatiinta Ina La Handadee, Aqli Ma Ahan Ina Si Bina’adanimada Ka Baxsan Loola Dhaqmee, Aqli Ma Ahan Ina Leys Inkiro Iyadoo Ibna’aadan Aan Nahaye, Allahayow Sahal Amuuraha , Ibna’aadan Asluub Ka Tagyee

Ahmed Abdi
Copyright ©2010

No comments:

Post a Comment