Saturday, April 24, 2010

Gaf Kama Galin April 3

Galad Laay Amiinka Waad Gadatay Oo Guri Hadaan Ku Geeysan Lahaa Waa Guul Dare Geedi Socodka Gabdhaha Soo Kamaan Gilgilan! Garabkooda Aan Socdo Iskaba Daayee Soo Sida Geela Iskama Ilaaliyo Ineey Garabka Igu Dhuftaan, Gabaryahay Geel Waad Ka Darto Uma Eekid Mid Guri Dhaqaneyse Soo Gar Ma Ahan Inaan Ku Gooyo? Garaad Ku Geeya Looma Gafee Maxaad Guul Daro Gacmahaaga Ku Go’ansatay! Guul Daradaada Guuxeda Waxaan Ka Dareemay Gabdha Aan La Socdee Heysku Dayin Inaad Nakala Geeyid. Guusha Aan Jecelkan Ka Gaaray Waa Guri Dhisashe Guul I Rajeey.

Ahmed Abdi

No comments:

Post a Comment