Talo Go’ankeeda Saaxiib U  Sameeyso Waad Ka Heliye, Faasiqnimo Saaxiib  Ha’uraacin Waad Ku Suuliye, Saaxiib Samaan U Raac  Waad Ku Samatabixiye,  Sidu  Yahay U Dhaqan Waa Ku Samaane, Sideey Xaladaadu Tahay U Sheeg Wuu  Ku Sacidiye, Sirtaada U Sheego Wusan Ka Sheegeynine, Si Daacad Ah Ula  Dhaqan Wuu Ku Farxiye, Saaxiib Sadaqnimo U Raac Waa Ku Samaane, Sadeex  Saaxiib U Raac Waad Ku Saldagiye, Sidaado Kale Hanoqdo Saadaq Waa Ku  Samaane, Sidaado Kale Hanoqdo Qalbi Saafi Waa Ku Samaane, Sadeexse Haku  Raacin Saaxiib, Saaxiib Su’aal Badan Hala Socon Kuma Samaan Doone,  Saaxiib Sirtada Banaanka U Bixiya Hala Socon Kuma Samaan Doone, Saaxiib  Ku Sira Hala Socon Kuma Samaan Doone
Ahmed Abdi
Copyright ©2010
 
No comments:
Post a Comment