Monday, January 4, 2010

Qaran iyo Qabiil

Qabiilow Hadaan Ku Qadan
Laheen Quruxda Somaliya
Meel Logama Dhaceen,
Qunsur Baad Nabaday
Hadaan Nahay Qaran Somaliyeed,
Qoloqolo Iyo Qatar Ayaad Nabaday,
Qima Lawoow Qabiil
Qanyarti Qalin Jabisay Qori Ineey
Qaatan Ada Ku Qasabtay,
Quruxda Nabada Hadaan
Qiimeyo Manta Waanan Ku Qaadi Karine
Iga Qaleyso Aan Qaran
Somaliyeed Dhismihiisa Qeyb Ka Noqde


Ahmed Abdi
Copyright ©2010

No comments:

Post a Comment