Amaan Eeba Leh, Awoodiisa Hadaad Ogaan Laheedeen, April Seed U Aragtaan Iyo Kuwa Soo Alifay Awoodooda?
Alifaada Iyaaga Leh Oo Aqligooda Ka Keneen, Haduun Eebe Umadiisa Abuuri Laheen Oo Arliga Iyo Samada Soo Dajin Laheen Ma Jirteen April Iyo Kuwa Soo Alifeen Iyo Nagabe
Aan Ogaano Muhimada April Aadanaha Eey U Ledahay, Inta Badan Weynan Ogeene Bal I Maqla Aan Idiin Fahfahiye Aayar!
April Waa Bisha Afaraad Ee Sanadka, Anigoo Idiin Faafinaya Dhagahiina I Amaahiya! April Waa Bisha Mansada/ Geeraarka
Amaan Eeba Leh Ee Idinkuna Saas U Ogaada, Arimahan Isdhexyala Iyo Aadmiga Aan Ogeynow April Waa Bil Aan Erayo Ku Maamusi Karine Idinkuna Saas U Ogaada.
Ahmed Abdi
Copyright ©2010
No comments:
Post a Comment