Isha Markaan Ku Saaro Ayaan Miir Beelaye, Ina'ayo Ayaad Tahay? Ifka Adaan Ku Jeclahay Ogaaw
Inkasta Aan Xaaska Qiyaamo Oon Qiil Been Ah U Sheego, Inkiraad Igama Aha Oo Adaan Ka Ilaalsha Ineey Wax Ka Sheegte Bal I maqal!
Isha Familkeygu Waxba Igama Tarto Oo Adaa Ugu Wacane, Inyar Aan Ku Amaane I Dhageeyso
Hurdo Aan Ku Aruura
Isma Ogi Markaan Adi Ku Cune Aayar Ayaan Isku Dareema Inaan Hawada U Galayo, Intaas Waxa I Dheer Amaantada Oo Kuwa Kula Magaca Ah Waan Kaa Dhoora
Islaanta Iyo Ilmaha Adaa I Dhama Eebow Ilaa Inta Ilko Iyo Goos Igu Yaalo Adaan Ku Qabba
Iftiinka Wuu I Dhiba Intaan Ku Agfadhiyo Markaan Afka Ka Qaado Neh
Ibtilo Ayaa Leey Arka Iyo Nimaan Arax U Laheyn Familkiisa Markaas Ayeey Xaasku I Fur I Tiraahda Anoon Miir Laheen Ayaan Dil Ku Amusiiya
Ilmaha Kama Naxo Oo Adaa I Dhaama, Shaqo Ma Aadi Karo Adaa Hurdo Igu Abuuray, Ilmaha Iyo Xaaska Keydkooda Adaa Qaba Iyo Ilkaheygaba
Imaanka Inaan Sugto Ayaa I Muhiim Ah Oo Aan Ilmaha Ka Fikire I Dhaaf Kugu Ayatiin Beele
Ilaahow Jaad Inaga Kori, Aafo Iyo Argagax Mooye iil Kale Ka Arki Waayay
Khaat Is Dangerous For Our Health!
Ahmed Abdi
Copyright ©2010
No comments:
Post a Comment